Sunday, October 9, 2022
WAA MAXAY XIRFADAHA FARSAMO?
Friday, October 7, 2022
SIYAABAHA LAGU HORUMARIN KARO XIRFADAHAAGA HORUMARINEED EE SHAQSI AHAANEED
1. Isgaadhsiin isgaadhsiintu waxay ka midtahay awoodadaaga inaad ku hadasho qorto oo aad dhagaysato xirfad ahaan waxaad ku fahmi kartaa waxa aya dadka kale leeyihiin iyo waxa aya dareemayaan iyo sidoo kale gudbinta fikradahaaga dareenkaada. xiriiriyayaasha wanaagsani waxa ay u hadli karaan si cad oo kalsooni le iyagoo isticmaalaya cod wanaagsan oo ku haboon xaalada.
Thursday, September 15, 2022
WAA MAXAY XIRFADAHA ICT?
Waa maxay xirfadaha ICT?
Xirfadaha ICT waa awoodo kaa caawinaya inaad fahamto oo aad ku shaqeysid software tignoolajiyadeed oo ballaaran. Tan waxa ka mid noqon kara ka caawinta isticmaalayaasha hawlaha kombayutarada, sida samaynta wicida fiidyaha, ka raadinta intarneedka ama isticmaalka moobilka sida tabletka ama telefoonka. Xirfadaha ICT waxa kale oo ka mid noqon kara is-dhexgal toos ah oo lala yeesho tignoolajiyada, oo ay ku jiraan shid kombuyuutar, isticmaalka qalabka si loo daabaco oo koobiyeeyo dukumentiyada iyo isticmaalka kamaradaha dhijitaalka ah si loo qabto sawiro ama muuqaal muuqaal ah.
Tusaalooyinka xirfadaha ICT
Waa kuwan tusaalayaal xirfado ICT ah oo aad horumarin karto aqoonta tignoolajiyada Ka shaqaynta ICT waxay u baahan tahay fahamka dookhyada shirkadda ee tignoolajiyada hawl maalmeedka. Tan waxa ku jiri kara waayo-aragnimada guud ee kombuyuutarrada iyo aaladaha gacanta, sida telefoonnada iyo tablet-yada. Aqoontan waxa kale oo ku jiri kara hawlgallada aasaasiga ah, sida ilaalinta iyo cusboonaysiinta tignoolajiyada si loo kordhiyo waxtarka.
Tuesday, September 13, 2022
WAA MAXAY XIRFAD XIRFADEED?
xirfad xirfadeed waa xirfadaha shaqo ee aan inta badan la baran taas oo qayb ka ah shuruudaha shaqada koorsada markaad qaadanayso masters-kaaga ama shaqadaada xirfadeed. xirfadaha noocan ah wa hogaaminta.hagitaan maareynta mashruuca iyo xalinta khilaafaadka waa xirfado qiimo leh kuwaas oo shuruudaha guud ee xirfad kasta. xirfad xirfadeed waxay ka koobantahay laba nooc oo xirfado ah 1.xirfadaha jilicsan waa kuwo uu qof iskii isku baray oo uu ku horumariyo naftiisa waxayna noqonayaan kuwo aad u qiimo badan dhamaan loo shaqeeyayaasha. iyada oo aan loo eegin nooca warshadaha ay ka shaqeeyaan xirfadaha jilicsan ayaa si dabiici ah u iman kara ama waa la xoojin karaa wakhti ka dib tusaalooyinka xirfadaha jilicsan waa la qabsiga hal abuurka hogaaminta iyo 2.xirfadaha adag waa xirfada aad u baahan tahay si aad u qabato shaqo gaar ah si hufan. xirfadahani badaa way kala duwan yihiin iyadoo kuran nooca doorka aad qaban doonto.ama waxaad ka shaqayn doontaanbwarshadaha kuwaas waxaa badanaa lagu horumarin karaa waxbarasho iyo tababar tusaalooyin xirfadaha adag waxaa kamid ah dhibloomada xisaabaadka luuqadaha badan ama laba luuqadlaha xirfadaha kombiyuutarka ama waayo aragnimada warshad gaar a tusaale ahaan haddii aad codsato shaqo turjumaad ah shiine ingiriisi ah waa inaad sifiican ugu hadashaa labada
luuqadoodhadii kale si fudud uma helaysid shaqadaas,
:
Sunday, September 11, 2022
barashada xirfadaha
barashada xirfaduhu waxay kuu sahalaysa in aad iskaa u shaqaysato hadii aad haysato wakhti dheeraada oo aad rabto inaad kabaxdo jaahwareerka barashada xirfad cusub waxay ku siin kartaa kobcin maskaxeed mid jireed ee aad ubaahantahay waxaan ula jeednaa inaan karno fidino oo aan balaadhino markaad barato xirfad cusub waxaad ogaan doontaa hadiyado badan oo kusaabsan naftaada oo aad hagaajin doonto kalsoonidaada iyo dareenkaada fayoobida waxaad sidoo kale si togan u sameyn kartaa dadka kale ee raba xirfad cusub sababaha loo barto xirfad cusub waxay kusiinaysaa dhiirigalin xirfad cusub ayaa ku siin karta dhiirigalinta aad ubaahantahay inaad sariirta ka sookacdo subaxdii xirfad cusub oo aad barataa waxay ka caawisaa in ay garaacdo caajiska saameynta wax lamid ah maalin kasta waxay kugu caajisi kartaa oo ay kaasaari kartaa rabitaanka noloshadaada marka la isku dayo wax cusub waxay ubaahantahay wax dadaal kabadan tabinta TVga barashada xirfad cusub waxay kuu saamaxaysaa inaad si fudud camal ku hesho markaad horumarinayso xirfad cusub waxaad heli doontaa geesinimo iyo kalsooni taas oo kaa caawinaysa inaad ka gudubto cabsida iyo welwelka waxaad dareemi doontaa awood dheeraad ah caafimaadka ayay kuu ilaalinaysaa waxbarashadu waxayna ufiicantahay maskaxdaada markaad barato xirfad cusub maskaxdu waxay bilowdaa inay dib u qaabayso lafteeda sababtoo ah maskaxda jireed waa mid jilicsan markii hore waxaa loo malaynayay in ay tahay kaliya (malleable) ilaa qaan gaadhnimada si kastaba ha ahaatee hada cimi baaristu waxay muujinaysaa inay sii wadi karto isbadalka nolosheena oo dhan:
WAA MAXAY XIRFADAHA FARSAMO?
Xirfadaha farsamo waa aqoon ta gaarka ah iyo khibrada looga baahanyahay in lagu qabto hawlo gaar ah oo loo isticmaalo qalab iyo barnaamijyo...
-
Waa maxay xirfadaha ICT ? Xirfadaha ICT waa awoodo kaa caawinaya inaad fahamto...
-
xirfad xirfadeed waa xirfadaha shaqo ee aan inta badan la baran taas oo qayb ka ah shuruudaha shaqada koorsada markaad qaadanayso masters-ka...
-
barashada xirfaduhu waxay kuu sahalaysa in aad iskaa u shaqaysato hadii aad haysato wakhti dheeraada oo aad rabto inaad kabaxdo jaahwareerka...

